ABout us

Shaqaalaha Xafiiska Arrimaha Bulshada DDS ayaa maanta dhir beeris ka sameeyay kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr. Cabdimajiid xuseen’ barnaamijkan oo qeyb ka’haa barnaamijka cagaarinta dhaxal reebka.